"*" geeft vereiste velden aan Stap 1 van 22 4% Intee la egtahay da’daada?* 18 - 29 sano 30 - 39 sano 40 - 49 sano 50 - 59 sano 60 sano ama ka weyn Ma raacatay workshop-ka 'Werken in Nederland'?* Haa Maya AZC-gee ayaad ku jirtaa?Xulo AZC-gaadaAlmeloAlmereAmersfoort - Barchman WuytierslaanAmsterdam - WillinklaanApeldoornArnhem - ApeldoornsewegArnhem - ElderhofsewegArnhem - FrombergstraatArnhem-Zuid - VreedenburghAssenBaexemBalkBudel-Cranendonck colBudel-Cranendonck polBudel-Cranendonck Spoor 2BurgumDelfzijl - ZwetDen Haag (Centraal Bureau)Den Helder - DoggershoekDen Helder - Doggershoek amvDen Helder - NieuwewegDen Helder Doggerij 1Den Helder Doggerij 2Drachten NoorderendDrontenDronten amvDuinrellEchtEeldeEmmenGilze en Rijen azcGilze en Rijen polGoesGraveHardenbergHarderwijkHarenHeerhugowaardHeerlenHengeloHoogeveenHoogeveen ebtlKatwijkLeersumLuttelgeestMaastricht - ParkwegMaastricht - François de VeijestraatMiddelburgMusselkanaalNijmegen - Dommer van PoldersveldtwegOisterwijkOisterwijk - procesopvanglocatie amvOverloonOverloon amvRijswijkRotterdamSchalkhaarSchalkhaar - Intensief Begeleidende Opvang (ibo)Sint AnnaparochieSneekSweikhuizenTer Apel - centrale ontvangstlocatie (col)Ter Apel - procesopvanglocatie (pol)Ter Apel - procesopvanglocatie amvTer Apel - vrijheidsbeperkende locatie (vbl)Tilburg Baden PowelllaanTilburg - StationsstraatUtrecht - Joseph HaydnlaanWageningen - KeijenbergsewegWageningen POL - BosrandwegWinterswijkZutphenZweeloo Shaqo la’anta Nederland waa hooseysaa? Maxaa taasi lagu jeedaa?* Shaqooyinka waa ay ku yar yihiin Nederland Lacagta lagu shaqeeyo waa yar tahay. Qof kasta oo rabto in ay shaqeeyso waa heleysaa shaqoo. Waa jawaabta saxa ah. Wax soo saarka Nederland waa sarreyaa? Maxaa taasi lagu jeedaa?* Nederlandiiska waxay sameeyaan agab badan. Nederlandiiska wax badan ayeey qabtaan inta ay shaqeynayaan. Nederlandiiska in ku dhow mar kasta waa shaqeeyaan. Waa jawaab qalad ah. Maxaa lagu jeedaa in aad shaqo mushahari ah qabato?* Waxaad u shaqeeysaa hal shirkad. Waxaad u shaqeeysaa dhawr shirkadood. Waxaad ka shaqeeysaa shirkad aad adiga leedahay. John 8 saacadood ayuu maalintii shaqeeyaa, isniinta ilaa iyo jimcaha. Maxaa kaloo taasi loo yaqaan?* John shaqo buuxda ayuu shaqeeyaa. John shaqo wakhti dhiman ayuu shaqeeyaa. Halkee wakhtiga xaadirka ah Nederland si fudud shaqo looga heli karaa?* Daryeelka, dhismaha iyo tekniikada. Dalxiiska, beeraha iyo tekniikada. Tekniikada, beeraha iyo dhaqanka. Daryeelka, dalxiiska iyo dhaqanka. Haddii aad u shaqeeyso xitaa xaafis shaqo u diris….* markaa waxaad leedahay kunturaad wakhti aan la xaddadin. markaa waxaad leedahay shirkad; markaa kunturaad la bed bdeli karo ayaad qabtaa; Maxaadan ku qoreyn CV-gaada (taariikh nololeedkaada)?* Macluumaadkaada shaqsiga ah. Qibraddaada shaqo. Xirfadda aad soo baratay iyo tababarradaada. Mushaharka aad rabto in aad qaadato. Maxaa lagu jeedaa shaqo dalab?* In aad xirfad cusub soo barato. Isku deydo in shaqo gaar ah lagu siiyo. In wakhti kooban aad shirkad u shaqeeyso. Maxaa muhiim ah haddii aad af nederlandiiska ku hadleeyso?* In aadan abidkaa qalad sameeynin. In wax badan aad isku deydo, sitaa adiga oo qalab geleyaa. In aad buugaag badan oo af nederlandiiska ah aqriso. Waa maxay jago bannaan?* Shaqo bannaan oo qof qabata loo raadinaayo. Wada hadal si aad shaqo ku hesho. Liis ay ku yaalaan xirfadahaada iyo shaqooyinkaada. MAxay nerlandiiska u arkaan dabeecad wanaag?* Marka aad dadka si toos ah u fiiriso. Marka aad dadka indhaha ka dababto. Waxaad lix ilood ku nooshahay azc welina ma aadan helin oggolaasho joogitaan, waxaadse rabtaa in aad shaqeeyso. Maxaad sameeyn kartaa?* Waa aad iska shaqeeysan kartaa wax aad ka taxaddareyso ma jiraan. Ma shaqeeyn kartid maadaama aadan heysan oggolaasho joogitaan. Waxaad sannadkiiba shaqeeysan kartaa 24 usbuuc, maadaama aad hadda lix bilood aad ku jirtay dacwadda maganelyo doonka. Waa in aad wakhti sugtaa, waayo waxa aad shaqo geli kartaa keddib marka degmada guri lagaa siiyo. Hadda toban bilood aayaad azc Nederland ku yaal ku sugan tahay. Waxaad heshay shaqo waadna shaqo galeysaa. Maxay tahay in aad sameeyso?* COA ayaad u sheegeysaa in aad shaqo mushahari ah heshay, maadama daqliga marka uu xad dhaafo ay tahay in aad wax ka bixiso khrashka deejinta soo dhoweyn. COA ayaad u sheegeysaa in aad shaqo mushahari ah heshay, waayo markaa waa in aad azc bannaanka ka degtaa. Mushaharkaada oo dhan waa in aad COA ku wareejisid. Shaqo bilowgaada waxaad u sheegeysaa Hey’adda Qaxootiga u Adeegto marka iyaga u sii sheegaayo COA. Waxaan u arkaa in COA iyo Refugee Talent Hub ay si fiican iigu diyaariyaan in aan ka shaqeeyo Nederland.*Waxba kama jiraan waayeWax yarIn lagu qancoIn fiicanSi aad u fiican Workshop-ka awgii jawaabo ayaan u helay su’aalahayga.*Workshop-ka ma aan teginWaxba kama jiraan waayeWax yarIn lagu qancoIn fiicanSi aad u fiican Workshop-ka keddib haddii aan weli su’aalo qabo, waan garanayaa xagee ayaan jawaabo ka heli karaa.*Workshop-ka ma aan teginWaxba kama jiraan waayeWax yarIn lagu qancoIn fiicanSi aad u fiican Filimka waxa uu kor u qaaday hididiilada ah in aan af nederlandiiska barto aana shaqo raadsado.*Waxba kama jiraan waayeWax yarIn lagu qancoIn fiicanSi aad u fiican Warbixinta aan COA ka helay si fiican ayaan ugu adeegsan karaa habkii aan shaqo u doonan lahaa.*Waxba kama jiraan waayeWax yarIn lagu qancoIn fiicanSi aad u fiicanPhoneDit veld is bedoeld voor validatiedoeleinden en moet niet worden gewijzigd. * waa qasab